Ani Adi

Lyrics: Mohamed Abdullahi/Doni B/Abdullahi Subeir/Fab Santana Music: Mohamed Abdullahi/Doni B/Abdullahi Subeir/Fab Santana #INTRO Doni B Diritto
#VERSE Midaan rabay ani waa tanaa Midkale marabiye waatanaa ileen Midka udajiyo waa kana Marna ka waalo waa kanaa Dhan walba kadhiso waa kana Si walboy rabto waa sidee waa sidan (ye ye) Bari ma rabee maanta ii keen noo keen (haa) Sidaa dareento bal ii sheeg noo sheeg (haa)
#CHORUS Ani adi ani adi adi Ani adi ani adi adi Kalama dhaman karnee noloshaydiyey Ani adi ani adi adi (mhh) Ani adi ani adi adi Kalama dhamaan karnee Doni
#VERSE Dibnaha dul saaran waa malab Dul qadka dagananta waa dahab Hadee xanaaqdo waa sasab She give me love taas waa dhab I give her backup waa qasab She gimme gimme taas waa dhab I give her backup waa qasab waa nasab (iyee) Albaabka qalbigaaga gaw gaw dheh (waa ikan) Wey dhacdaa lkn ma badno babe If you miss me go make a call Ha is adkeen girl go make a call Weey dhacdaa laakiin ma badno babe Weey dhacdaa laakiin ma badno babe Weey dhacdaa laakiin ma badno babe Weey dhacdaa laakiin ma badno babe Bari ma rabee maanta ii keen noo keen (haa) Sidaa dareento bal ii sheeg noo sheeg (haa)
#CHORUS Ani adi ani adi adi Ani adi ani adi adi Kalama dhaman karnee noloshaydiyey Ani adi ani adi adi Ani adi ani adi adi Kalama dhamaan karnee Doni