Lyrics: Mohamed Abdullahi/Doni B/Abdullahi Subeir/Fab Santana
Music: Mohamed Abdullahi/Doni B/Abdullahi Subeir/Fab Santana
#INTRO
... On this
Doni
Dirito
#CHORUS
Meeshaan ka imid ma ilaawin (may)
Meeshaan ka imid ma ilaawin
Meeshaan ka imid ma ilaawin (may)
Meeshaan ka imid ma ilaawin
Ani meshaan ka imid ma ilaawin (may)
Meeshaan ka imid ma ilaawin (may)
Meeshaan ka imid ma ilaawin (may)
Meeshaan ka imid ma ilaawin
#VERSE
Ha ilaawin they will tell me waxan ugoy ha isdaalinin (ha isdaalinin)
Falan noqo waan ka diiday uma yeelin (uma yeelin)
Kadib shartee ila dheeleen laakiin uma joojin (laakiin uma joojin)
Banaanka markaa u baxay ma habaabin (u baxay ma habaabin)
Falfalaad ma sameyn ma danbaabin (ma samayn ma danbaabin)
Ebow jugta noocaan kali ma iwaalin (kali ma iwaalin)
Qaar kaloo oo badanaa jiro ma ilaawin (jiro ma ilaawin)
Legendary so faqdaan badan iga ilaali (badan iga ilaali)
Wajigaaga teesto ka ilaali (teesto ka ilaali)
I mean wajigaada teesto ka ilaali (teesto ka ilaali)
Iska ilaali (iska ilaali)
#CHORUS
Meeshaan ka imid ma ilaawin (may)
Meeshaan ka imid ma ilaawin
Meeshaan ka imid ma ilaawin (may)
Meeshaan ka imid ma ilaawin
Ani meshaan ka imid ma ilaawin (may)
Meeshaan ka imid ma ilaawin (may)
Meeshaan ka imid ma ilaawin (may)
Meeshaan ka imid ma ilaawin
#VERSE
One love saan waaye (saan waaye) haye
Xaga iyo inta hal waaye (iyo inta hal waaye) haye
Give me that shitt dhir waaye (dhir waaye) isii
Dhulkee ka soo baxdaaye (ka soo baxdaaye) aha
For me xal waaye (xal waaye)
I go high meel sare (i go high meel sare) kor
Masuul sare heer sare (masuul sare heer sare)
I go high meel sare masuul saree heer sare (masuul saree heer sare)
#CHORUS
Meeshaan ka imid ma ilaawin (may)
Meeshaan ka imid ma ilaawin
Meeshaan ka imid ma ilaawin (may)
Meeshaan ka imid ma ilaawin
Ani meshaan ka imid ma ilaawin (may)
Meeshaan ka imid ma ilaawin (may)
Meeshaan ka imid ma ilaawin (may)
Meeshaan ka imid ma ilaawin
#PRE-CHORUS
Iska hadal ma fiicnee dadka u faaiidee
Iska hadal ma fiicnee dadka u faaiidee
Iska hadal ma fiicnee dadka u faaiidee
Iska hadal ma fiicnee dadka u faaiidee
#OUTRO
Sanka simataye suulashana simo