Iga Hadal

Lyrics: Mohamed Abdullahi/Doni B/Abdullahi Subeir/Fab Santana Music: Mohamed Abdullahi/Doni B/Abdullahi Subeir/Fab Santana #VERSE War lee maa wadeenaa (may) Hadal lee maa wadeenaa (may) War lee maa wadeenaa (may) Hadal lee maa wadeenaa (may) Mise geeda cabeena (sheega) Mise geedaa cabeenaa (cabi) Kadib qorshaa dageenaa (dagi) Qaladkeena saxeenaa (sax) Dalkeena dhiseena (dhis) Calankeena luleenaa (luli) Cirkaasaa tageena (tagi) Dunidaana tuseenaa Waxaa nahaa bareenaa (bareena) Dunidaana tuseenaa Waxaa nahaa bareenaa (bareena) eh
#CHORUS Ixamo danbi lee iga dhaqmee (lee iga dhaqmee) I qaniin danbi lee iga dhaqmee (lee iga dhaqmee) I xamo danbi lee iga dhaqmee (lee iga dhaqmee) I qaniin danbi lee iga dhaqmee I xamo danbi lee iga dhaqmee Anaa kuu ogol (ogol) Maanta (maanta. maantaa) diritoo
#PRE-CHORUS Iga hadal iga sheekee (iga sheekee) Iga hadal iga sheekee (iga sheekee) Iga hadal iga sheekee (iga sheekee) Iga hadal iga sheekee (iga sheekee) Anaa keen sadee (heh) Iga hadal iga sheekee (iga sheekee) Iga hadal iga sheekee (iga sheekee) Iga hadal iga sheekee (iga sheekee) Anaa keen sadee (eeh)
#BRIDGE Jack jack on the beat
#VERSE War lee maa wadeenaa (may) Hadal lee maa wadeenaa (may) War lee maa wadeenaa (may) Hadal lee maa wadeenaa (may) Mise geeda cabeena (sheega) Mise geedaa cabeenaa (cabi) Kadib qorshaa dageenaa (dagi) Qaladkeena saxeenaa (sax) Dalkeena dhiseena (dhis) Calankeena luleenaa (luli) Cirkaasaa tageena (kaasa tageena) tagi Dunidaana tuseenaa (dunidaana tuseena) Waxaa nahaa bareenaa (nahaa bareena) Dunidaana tuseenaa (dunidaana tuseena) Waxaa nahaa bareenaa (nahaa tuseenaa) eh
#CHORUS I xamo danbi lee iga dhaqmee (lee iga dhaqmee) I qaniin danbi lee iga dhaqmee (lee iga dhaqmee) I xamo danbi lee iga dhaqmee(lee iga dhaqmee) I qaniin danbi lee iga dhaqmee I xamo danbi lee iga dhaqmee Anaa kuu ogol (ogol) Maanta (maanta. maantaa)
#PRE-CHORUS Iga hadal iga sheekee (iga sheekee) Iga hadal iga sheekee (iga sheekee) Iga hadal iga sheekee (iga sheekee) Iga hadal iga sheekee (iga sheekee) Anaa keen sadee (heh) Iga hadal iga sheekee (iga sheekee) Iga hadal iga sheekee (iga sheekee) Iga hadal iga sheekee (iga sheekee) Anaa keen sadee (eeh)
#CHORUS I xamo danbi lee iga dhaqmee (lee iga dhaqmee) I qaniin danbi lee iga dhaqmee (lee iga dhaqmee) I xamo danbi lee iga dhaqmee (lee iga dhaqmee) I qaniin danbi lee iga dhaqmee I xamo danbi lee iga dhaqmee Anaa kuu ogol (ogol) Maanta (maanta. maantaa)